Partner Sites

Rating: 3.25
Add Comment
Name:
Comment:
Sidaan waa ahayn iyo waa karaamadeenii, sharafteenii weeyaan, dalkeeniyo dadkeenii wax ma garadku naga diley. Indhahaa ku doogsada, dubaaqaa ku diirsada, dareenkayga oo idil waa daawadiisii. Caawoo dhan eegmada kama caajisaayoo waan kuba celceliyaa.
tiigsiDec 29, 2011

Marxuum, A. x.Sokorow, wuxuu ahaay Geesi oo wax weyn usoo halgamay dalkiisa Hooyo Somalia, wuxuu ku reebay taariikh lama iloobaan ah markii uu khudbad taariikhi ah ka jeediyey Golaha ammaanka ( Af Carabi ah), wuxuu ku dadaalalay inuu jahliga ka saaro dalka Somalia kadib markii uu deeq waxbarasho Jaamacadeed u keenay dalkiisa Hooyo dalalka indo China iyo Rashiya iyo waddamo kale , kaasoo ay ka faaideysteen dad Soomaali aan la soo koobi Karin. Wa Bilaahi Towfiq
2000mohamedDec 29, 2011
Sidaan waa ahayn iyo waa karaamadeenii, sharafteenii weeyaan, dalkeeniyo dadkeenii wax ma garadku naga diley. Indhahaa ku doogsada, dubaaqaa ku diirsada, dareenkayga oo idil waa daawadiisii. Caawoo dhan eegmada kama caajisaayoo waan kuba celceliyaa

More Partners