| |
|
| 21 - WARSAME SHOP |
| warsame shop waxaa lagu gadaa
dharka raga, dharka dumarka,dharka caruurta,kareemooyinka,heirdresser.iyo wixii la mida, |
| Heidelberg - Australia |
| |
| 24 - Warsan Variety Shop |
| Waxaan iibinaa barafuuno(Perfumes),Buqur, Dharka afrikaanka(African Clothing), Alaabta guriga(Furniture), Sariiro(bedding) iyo wax yaalo badan.. |
| Dandenong - Australia |
| |
| 34 - BANADIR TAILOR SHOP |
| Banadir Tailor shop waxaad ka heli kartaa tolmada dharka oo dhowr nooc ah.dharka raga, dumarka,iyo caruurtaba,Alterations,Zips, Fine,
Tailoring,Fitting, iyo wixii la mida.
|
| Heidelberg - Australia |
| |
| 36 - ZEIN MART |
| waa ahmed zein oo ku caanbahay keenista iyo tolmada daah yada asagoo kuu balain qaadaaya inuu kuugu yimaado gurigaaga oo kuuxiro,kaarbad cabirkastoleh kalar kastana leh,sawiro fareemooyin leh iyo waxyaalo kala duwan, soo dhowaaw hee. |
| Footscray - Australia |
| |
| 42 - AL HATIM TAILOR |
| All kind of Taioring &Alterations,
12 Years Expereience.
all types of Work Welcome.
Ladies & Gents Reasonable Price,
Repairs,Satisfaction Guaranteed, |
| footscray - Australia |
| |
| 44 - LUULA SHOP |
| Ha moogaan hana ka maqnaan waxaan gadnaa,Cadarrada,Barafuunada,Kabaha
Raga iyo dumarkaba,Qurxinta Timaha Dumarka, dharka dumarka iyo kuwa caruurtaba ,soo dhawaytu waa diyaar, |
| malbourne - Australia |
| |
Visiters:55856
|