Business Directory
Register your business
Update your business
Posters
Logo design
About us
Contact us
Video for ads
Somali video
 
Somali radio
BBC Radio
VOA Radio
 
 
juba studio
 
 
 

Waxaad wax ku raadin kartaa:- magaca ganacsiga, Magaalada, Wadanka
Taleefanka, waxa lagu iibiyo ganacsiga.
35 - SAFAARI RESTAURANT
waxaad safari restaurant ka heli kartaa raashin aad kaaga cajibaya, hilibka oo noockasta loo karayay,fish,baasto,bariis,noocyada cunda oo dhan, waxaan kaloo samaynaa cuntada loo diyaariyo aroosyada,iyo casumaadaha kale duwan soo dhawaada
Ascot Vale - Australia
 
53 - Star Hotel Hargeysa
Bogcad waliba hoodo leh, dadna waa habeen dhalad, bal eeg hoygan raaxada qasar hawskan hadhacaa inta lacagta loo huray, dibna loo habeeyee injineerka horuumaray, nashqadiisa halistaa waxba aanuu kala hadhin, xaga sare iyo hoosbana hawo caafimaadiyo hurdo
- Somaliland
 
60 - Hotel City Center
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa dadweynaha jecel in ay Yimaadaan magaalada Hargeysa in laguu diyaariyay Hotel Cusub oo aad ka heli karto dhamaan adeegyada kuwa ugu casrisan ee hada laga isticmaalo aduunka. Hadaba hadii aad timaado magaalada Hargeysa ha Mo
Somaliland - Somaliland
 
64 - WAAMO RESTAURANT
Warbixin kooban oo muujineysa restaurantiga NEW WAAMO ee ku yaal magaalaad garoowe iyo qaabka uu u dhisan yahay iyo wax yaabaha hindisahaan nagu dhaliyay.. Waxaa jirta maah maah carbeed oo oranaysa, alxaaja umul ikhtiraac, markii aan qaadanay feker dhe
- Puntland
 
80 - IQBAL Hotel And Restaurant
IQBAL waa Hotel cusub oo ku taala bartamaha caasimada dalka Uganda ee Kampala gaar ahaan xaafada Somalidu degto ee Kisenyi Mando, IQBAL Hotel waa mid casri ah oo aad ka heli doonto adeeg aad u heersareeye oo ku qancin doona
Kampala - Uganda
 
83 - Jubba Restaurant
Jubba Restaurant waa makhaayad cusub ee laga furey magaalada Longon, Ontario, Canada. Waxaa halkaa si habsami ah kuugu soo dhoweyn doona dad si weyn loo carbiyey, kuna takhasusey sameynta cuntooyin macaan oo nooc kastaba leh
London - uk
 



  Records 1 to 6 of 7

Next Last

Visiters:55985
 
 
 
 
 
 
Admin login

All rights preseved - Ganacsigeena.com