| |
|
| 25 - supermarket al-saxaaba |
| waa dukaan soomaliyeed oo ku yaala magaalada qaahira waxaad ka heli kartiin dhamaan adeegyada cunto, waxaad kale oo ka heli kartiin dhamaan macluumaadka kusaabsan ganacsiga ka jira masar ,tusaale , guryaha iibka ah, dhulalka iibka ah, macluumaadka ku saa |
| cairo - egypt |
| |
| 33 - pizzakurier da toni |
| ganacsigaygu runtii ma aha waxyaalo farobadan oo la osku dhexdaray waa oizza sbop oo kaliya dadka oo dhana waa jecel yihiin hadii aad nasoo booqatid waxaa halkaas soo dhawayn kuula diyaar ah shaqaale aad loo carbiyiy, |
| chur - Switzerland |
| |
| 43 - MACMACAANKA HAMAR WEYNE |
| KUSOO DHAWAADA HAMAR WEYNE,WAXAAN GADNAA CUNTO NOOCYO KALA DUWAN,BAASTO,BARIIS,HILIB,FISH,
SANBUUSA,CABITAAN NOOC KASTA SOO BOOQO HAMAR WEYNE. |
| MALBOURNE - Australia |
| |
| 89 - Shaheen Import Export - India |
| Shaheen Import Export waxaa la asaasay 2006,Magalada Hyderabad ,India .Markaan araknay in somalidu ay aad ugu Ganacsadaan dalka india si aan bahidooda u dawoolno aana u fudideeno ganacsigoda dalka india ayaan u asaasnay shirkadan.ilaa iyo hada waxaan a |
| Hyderabad - India |
| |
Visiters:55992
|