| |
|
| 18 - Harsons Graphics |
| Waxaan samaynaa weebsaadyada(web designer), garaafikiska(graphics),boostarada(posters),Loogooyinka(Logos) iyo waxyaalo badan. nala soo xiriir howshaadana si dhaqsi ah u qaado. |
| Brighton East - Australia |
| |
| 21 - WARSAME SHOP |
| warsame shop waxaa lagu gadaa
dharka raga, dharka dumarka,dharka caruurta,kareemooyinka,heirdresser.iyo wixii la mida, |
| Heidelberg - Australia |
| |
| 22 - Iftin Express |
| Xawaalada iftin waxay lacagtaada ku gaarsiinaysaa meelkasta aduunka in ka yar daqiiqado,waxaa kuu dheer amaana iyo macaamiil wanaag |
| Dandenong - Australia |
| |
| 23 - North East Taxi Broker |
| Waxaan sarifnaa all taxi doket cabcharge iyo dhamaan creditkaaryada |
| Melbourne - Australia |
| |
| 24 - Warsan Variety Shop |
| Waxaan iibinaa barafuuno(Perfumes),Buqur, Dharka afrikaanka(African Clothing), Alaabta guriga(Furniture), Sariiro(bedding) iyo wax yaalo badan.. |
| Dandenong - Australia |
| |
| 25 - supermarket al-saxaaba |
| waa dukaan soomaliyeed oo ku yaala magaalada qaahira waxaad ka heli kartiin dhamaan adeegyada cunto, waxaad kale oo ka heli kartiin dhamaan macluumaadka kusaabsan ganacsiga ka jira masar ,tusaale , guryaha iibka ah, dhulalka iibka ah, macluumaadka ku saa |
| cairo - egypt |
| |
Visiters:40864
|